Home arrow Siyaasadda | Africa arrow Uganda oo Sheegtay in ay Ciidamadeeda sii Joogayaan Soomaaliya
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:320
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:145
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:456
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Aug 05 2008
Uganda oo Sheegtay in ay Ciidamadeeda sii Joogayaan Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 05 August 2008

Ciidamada Ugaandha Muqdisho,(insidesomalia.org)- Sarkaal sare oo u hadlay Ciidamada Uganda ayaa sheegay in ay Ciidamadooda sii joogi doonaan Soomaaliya tan iyo inta ay Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ay ka maarmayaan kaalintooda nabad ilaalineed.

 

Taliyaha Ciidamada Dhulka Uganda Gen Katumba Wamala ayaa sheegay in ay Ciidamadooda ku joogaan Soomaaliya amarka Midowga Afrika, wuxuuna sheegay in ay Soomaaliya ka tegi doonaan haddii ay taasi go’aamiyaan Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay.

 

Hadalka uu sii daayay Janaraalkan ka tirsan Ciidamada Uganda ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaanahan uu Midowga Afrika waday dadaallo uu ku doonayo in ay howlgallada nabad ilaalinta Soomaaliya la wareegaan Ciidamo ka socda Qaramada Midoobay.

 

Dhawaanna u qeybsaha Midowga Afrika ee Nabadda iyo Ammaanka Ambassador Ramtane Lamamra ayaa sheegay in Ciidamada Midowga Afrika ee haatan Soomaaliya jooga aysan awood u lahayn in ay sugaan Ammaanka, wuxuuna taasi sabab uga dhigay iyadoo aysan ciidamadaas heysan taageero dhaqaale iyo mid dhinaca logistic-kada ah.

 

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa waxaa haatan ku sugan Ciidamo tiradoodu gaareyso 2,600 oo magaca Midowga Afrika uga howlgelaya Soomaaliya, waxayna Ciidamadaasna ka kala socdaan Dowladaha Uganda iyo Burundi.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >